Xukuumada S/land oo Shaaca ka qaaday in aan maamulka hawada lagu wareejin muqdisho+liisamadii lafta ee baabuurta s/land oo istaagay +khilaaf ka dhex oogan shakhsiyaadkii mashruuca qaatay awgeed

Hargaysa(Dhamays):Wasiirka wasaarada Gaadiidka somaliland C/laahi Abokor ayaa shaaci ka qaaday in aanay jirin wax maamul hawo ah oo lagu wareejiyay maamulka muqdisho wasiirka ayaa sheegay in wali ay jirto wada xaajood ka dhexeeya somaliland iyo somalia

dhinaca kale wasiir c/laahi Abokor ayaa sheegay in uu istaagay Mashruucii Liisamada Laftaa ee Baabuurta somaliland ka dib markii khilaaf xooganin ka dhex dilaacay qandaraas qaadayaashii mashruucaasi qaatay

halkan ka Daawo Warkaasi.

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: