Xubno Ka Mid ah Haweenka Qurba-joogta Somaliland Oo Gurmad Biyo Ah Sameeyay Dadkii Abaartu Soo Barakicisay ee Ku Sugan Galbeedka Hargeysa + Video

Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam Xaaji Maxamuud Xirsi (Sh.Adam-siira) ayaa Taakuladan biyaha ah Gaadhsiiyay Qoysas ka mid ah dadkii Abaartu Soo Bara Kicisay ee Ku Sugan Deegaanada Galbeedka Caasimada Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.

%d bloggers like this: