Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Go’aan kama Danbays Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka

Hargaysa(DMG)- Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ayaa wada gaadhay heshiis kama danbays ah oo ku sahabsan Qabsoomidda doorashooyinka, waxaana Si wada jira Warbaahinta Ula Hadalay C/Casiis Maxamed Samaale Oo kamida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Iyo Cabdinaasir Qodax Oo Isna kamida madaxda Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: