Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Jidh-Dil Loo Gaystay Muniir Axmed Cigaal Oo Xisbigooda Ka Tirsan + Muuqaal

haldoor-barhad-sHargeysa (DMG)- Hargeysa (Maalmaha)- Barkhad Jaamac Xirsi Xoghayaha Cadaalada Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Ayaa Sheegay In Xabsiga Jidh-Dil Loogu Gaystay Muniir Axmed Cigaal Oo Xisbigooda Ka Tirsan, Isla Markaana Edeeyayn Dusha U Saaray Taliyaha Booliska, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: