Xisbiga Ucid Oo Si Kulul Uga Hadlay Xayiraada Ay Xukuumadu Ku Soo Rogtay Tv-yada Horyaal Iyo Eryal.

Hargeysa(DMG)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid ayaa wax laga xumaado tilmaamtay talaabada Ay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ay xayiraada ku saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal oo kamida warbaahinta Laga Leeyahay Somaliland, Faahfaahinta Barnaamijkaas Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: