Xisbiga Kulmiye oo Taageray Qalab lagu Dhagaysanaayo Telefoonada Muwaadiniinta Somaliland jooga oo Xukuumadu Keentay Asxaabta Siyaasaduna ka Qayliyeen +Difaacdayna Wasiirka Boosaha iyo Tiknoolajiyada

Hargaysa(Dhamays):Xisbi Xaakimka Kulmiye ooTaageero Siiyay Qalab Xukuumadu Keentay oo lagu Dhagaysanaayo Telefoonada Dadka ku Nool Gudaha Somaliland kaas oo Walaac Xoogan ay ka Muujiyeen Xisbiyada Siyaasada iyo Bahda Xuquuqal Aadamahu.

Halkan ka Akhri Warsaxaafadeedka Xisbiga Kulmiye ka soo saaray.

ì

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: