Xildhibaan Reer Saaxil Ah Oo Ka Dayriyey Xaaladda Dekedda Berbera

Hargaysa (Dhamays) – Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa Hadheeyay Qodobo ku Saabsan Xaalada Dalka Somaliland ee Gudaha iyo Dibada iyadoo Xildhibaanadu ay soo jeediyeen Mooshin ka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kaasi oo lagu eedeeyay inuu ka qayb-galay Shir Dawladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamku ku yeesheen Caasimadda Dalka Biljimka.

Halkan ka Daawo warkaasi 

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: