Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Noocyada Mukhaadaraadka Dalka ku Soo Badanaaya + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, Isla markaana ah Guddomiyaha Guddida Arimaha Bulshada Ayaa Si Adag Uga hadlay Maan-dooriye faraha badan oo muddoyinkan dambe dalka Ku soo Badanaaya, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: