Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo Puntland ku Eedeeyay Hurinta Colaadda Beelaha Koonfurta SOOL

Hargays(Dhamays) – Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maamul-gobolleedka Puntland ku eedeeyay inuu hurinayo Colaadda Beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: