Xil Indho Indho,oo U Duceeyay Cali Khaliif iyo Faysal Cali Waraabe Muxuu ugu Duceeyay?

Hargaysa (Dhamays):Xildhibaan C/Qaadir Maxamed Xasan indho indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Kulankii Dhawaan Dhex Maray Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ah ee Somalia iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Somaliland Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Hogaamiyaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh oo dhawaan Ku kulmay Dalka Jarmalka .

Xildhiban Indho indho ayaa sheegay in labada Siyaasi ee Cali khaliif iyo Faysal Cali waraabe ay Heleen Wixii ay Doonaayeen oo ahaa Kulankii ay La Qaateen Madaxweyne Farmaajo Xildhibaanka oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Xarunta Baarlamaanka Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: