Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo Soo Bandhigay Buug uu ka qoray Xeerarka Ciqaabta Guud ee dalka

Hargeysa (Dhamays)- Magaalada Hargeysa ee Caasimmadda JSL ayaa 28-03-2021 waxa lagu Soo bandhigay uu qoray Xasan Axmed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland.

Buugan uu qoray isla markaana soo Bandhigay Xeer ilaaliye Xasan Axmed Adam ayaa waxa uu ka qoray Xeerarka Ciqaabta Guud ee dalka, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal