Xasaasi: Wasiir Kaahin oo la sheegay inuu ka meeraysanayo Yeedhmo uga Timid Golaha Wakiilada JSL.

Hargeysa (DHN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa la sheegay inuu ka meeraysanayo yeedhmo uga Timid Golaha Wakiilada JSL, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.