Xasaasi: “Doorasho Qabsoomaysaa ma Jirto Ilaa 3-dii Xisbi Qaran ee 10-Sanno…” Garyaqaanka Guud Qaranka JSL.

Hargeysa (DHN)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Md. Cabdisamad Cumar Maal ayaa sheegay Inaan wax doorasha ahi Qabsoomayn ilaa la helo 3-dii xisbi Qaran ee 10-ka Sanno ee soo socda xisbiyo Noqon lahaa, Faah faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.