Xanuunka Covid-19 Oo Khal khaliyay, Xukumadda Somaliland + Masuuliyiin Siyaabo kala Duwan uga Hadlay

Hargeysa (Dhamays)- Xukuumadda Somaliland ayaa Siyaabo kala Duwan uga hadashay Tirada Dadka Qaba Xanuunka Dunida Sadheeyay ee Coronavirus ama covid 19.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Tirada dadka laga helay Xanuunka Coronavirus ee Gudaha Somaliland, Faahfaahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal