Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac: Murashax u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa

Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac, ayaa shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa, isla markaana uu iska sharrixi doono Xisbiga Waddani.

Open chat
soo dhawoow walaal