Weftigii Ka Socday Dalka Jabuuti Oo Maanta Hargeysa ka Dhoofay Kana Warbixiyey Wax-yaabihii Ay Ka Wadda Hadleen Somaliland + Video

6Hargeysa (DMG)- Wefti Heer Sare ah Oo ka Socday Dalka Jabuuti Oo Ilaa shalay Ku Sugnaa Caasimada Somaliland ee Hargeysa Ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaraduhu Ka Duulaan Ee Egal International Airport.

Waftigan Balaadhan ee Ka socday Waddanka Jabuuti Oo uu Horkacaayey Wasiirka arrimaha Guddaha Jabuuti Ayaa Intaanay  Ka Amba-bixin Hargeysa Waxay Ka warbiyey Ujeedada Socdaalkooda Iyo Waxyaabihii ay Ka wada hadleen Somaliland, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: