Waxaan soo jeedinayaa in xisbiyada mid kamida saaxada laga saaro”.Axmed Yuusuf Yaasiin

Waxaan soo jeedinayaa in xisbiyada mid kamida saaxada laga saaro”.Axmed Yuusuf Yaasii

 

Hargeysa (Dhamays)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu si adag uga hadley khilaafka cakiran ee ka dhex taagan xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada eek u aadan qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo koomiishanka, Isagoo labada dhinac u soo jeediyay in ay tanaasulaan islamarkaana loo baahan yahay in doorashooyinkaasi wakhtigoodii ku qabsoomaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: