“Waxaan Jecelahay In Aanay Madaxweynaha Iskaga Khaldamin Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Iyo Cabdiraxmaan-Cirro.” Gudd. Waddani

Hargeysa (Dhamays) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka jawaabay dhaliil uu Madaxweyne Biixi ugu jeediyey inuu ka gaabiyey inuu Gacan ka geysto Daminta Dagaal beeleed dhawaan ka dhacay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.

Guddoomiye Cirro oo maanta Cisbitaalka ku booqday qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay Dagaalka Dararweyne oo yaalla Cisbitaalka Hargeysa, ayaa Saxaafaddu waydiisay sida uu u arko Dhaliisha uu Madaxweynuhu u jawaabay.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: