Wasiirka Maaliyadda Oo Hadyad Ahaan Loo Siiyey Shan Neef Oo GEEL Ah

Hargeysa (Dhamays) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Selel, ayaa Wasiirka Maaliyadda ku wareejiyey Shan Neef oo Geel ah, kaasi oo ay sheegeen inay Hadyad ahaan u siiyeen Xilligii ay ahayd Wasiirka Waxbarashada.

Odayaasha Geelan wareejiyey ayaa sheegay in Sababta ay Wasiir Samsam Cabdi Aadan u siiyeen Hadyaddan Geela ah ay tahay in xilligii ay Wasiirka Waxbarashada ahayd ay wax badan ka qabatay Waxbarashada deegaankooda.

Warkaasi Oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: