Hargeysa (Dhamays)- Sheekh khaliil Cabdilaahi Axmed, Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa ka Hadlay Xaflad lagu soo ban-dhigaayay qaabka Dharka loo xayaysiiyo oo ah wax anshi xumo ah oo dalka ku cusub taasi oo lagu qabtay Hargaysa, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.