Somaaliland Oo Guulo Ka Gaadhay Horumarinta Beeraha

Hargaysa(Dhamays): Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaaliland Mudane Axmed Muumin Seed Ayaa Maanta Gudida Joogtada ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Mashruucyada Horumarinta Dalka Ka Socda Wasiirka Ayaa Tilmaamay In Sanadkan Ay inoo Soo Go’een Caleen iyo Calaf Tiro Badan Oo Qaranku Ku Faani Karo Oo Dad iyo Xoola-ba Anfaci Doona Sidoo Kale-na ay Sanadka Ku Tala-jiraan Ka Wasaarad ahaan in La Sii Laba Jibaaro Horumarinta Beeraha iyo Wasoosaarka Dalkeena.
Gudida Joogtada ah Ayaa Wasiir Seed Uga Mahad Celiyey Dadaalka Iyo Horumarka Uu Ku Talaabsaday Mudadii Uu Xilka Hayey Wasiir Axmed Muumin Seed Ayaa Shacabka Somaaliland Ku Tilmaamaab Wasiirka Ugu Waxqabadka Badan.
Musyafe Axmed Herer
Dhamays/Office
Hargaysa/Somaliland