Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Oo C/raxmaan Ciro Eedo Culus Dusha Ka Saaray, Kana Hadlay Soo Qabashada Ragii Dilay 2-da Sarkaal.

Hargeysa (DMG) Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Xafiiskiisa Kula hadlaayay Warbaahinta ayaa Eedo Culus Dusha Ka Saaray C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah eeb Waddani, Isla Markaana ka hadlay Soo Qabashadda Raggii Degmadda Gar adag ku Dilay Labada Sargaal, Faahfaainta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: