Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In La Xukumay 200 Dhallinyaro Ah + MUUQAAL

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka warramay dedaal ay ku suulinayaan rabshadaha iyo dhibaatooyinka amni-darro ee ay Magaalooyinka Dalka ka sameeyaan dhallinyarada Kooxaha isku samaystay.

Wasiir Kaahin oo Maanta  Xog-warran la xidhiidha Xaaladda amni ee Dalka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa sheegay in Booliisku qab-qabtay dhallinyaro gaadhaysa 200 Boqol oo ka mid ah Kooxaha rabshadaha ka sameeya Magaalooyinka Hargeysa ka mid tahay isla-markaana la xukumay.

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: