Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka oo Xilkii ukala Wareejiyay Ag waaxeedyada Cusbitaalka Hargaysa.

Haragaysa(Dhamays):

Wasiir ku Xigeenka wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta Xilkii u kala wareejiyay Agaasimahii Maamulka iyo Lacagaha iyo Xisaabiyaha Cusbitaalka Hargaysa

Munaasibada lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Horumarinta Caafaadka ayaa xilka loogu kala Wareejiyay .

Halkan Ka Daawo.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: