Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Gebogabaysay Imtixaan ku Celis Ah Oo Laga Qaaday Arday Kaabis Loo Sameeyay + VIDEO

Hargeysa (Dhamays) – Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah.

Gebogabada Imtixaankan shahaadiga ah waxa faahfaahin ka bixiyey Agaasimaha waaxda tayaynta Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashda iyo Sayniska Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar, Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax iyo Masuul kale.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: