Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Saartay Qiimaha Summadaha Cusub Ee Gaadiidka Loo Sameeyay

Hargeysa (Dhamays) – Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa soo saartay qiimaha Lambarrada cusub ee Dawladdu u samaysay Gaadiidka kala duwan ee Dadweynaha.

Wareegto uu soo Maanta soo saaray Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, ayuu ku sheegay Qiimaha Tacriifadda Lambarrada Gaadiidka Dadweynaha laga qaadayo marka ay Gaadiidlaydu iska beddelayaan Lambarradii hore ee la beddelay.

Wareegtada Wasiirka oo Dhamaysnews.com soo gaadhay ayaa u qornayd sidan:-

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: