Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Ganacsatada Shidaalka Keena

Hargaysa(DMG)- Wasiirka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa kulan warbaahineed uu xafiiskiisa ku qabtay ayaa sheegay inay Amaro culus ku soo rogeen Ganacsatada shidaalka dalka keena, waxa kale oo uu wasiirku sheegay in shidaalka wakhtigan ku jira kaydka haamaha shidaalka berbera ay ku badan tahay maadada silverta oo khatarteeda leh, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: