Hargeysa (Maalmaha)- Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa beenisay inuu khilaaf u dhaxeeyo wasiir Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (faratoon) iyo ku xigeenkiisa Amniga Maxamed Muuse Diiriye.
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha somaliland oo soo gaadhay Warbaahinta ayaa lagu sheegay inaanu jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya labada masuul, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan
Warsaxaafadeed