“Warar Cusub Oo Ay Warbaahinta Kenya Qorayso Ayaa Muujinaysa In Hogaankii Waddani Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Muqdisho”Afhayeenka Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (DMG)- Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi afhayeenka xisbiga kulmiye oo xarunta xisbiga kulmiye kula hadlaayey warbaahinta ayaa xisbiga waddani ku eedeeyay in ay la kulmeen Raysal-wasaaraha Soomaliya iyo masuuliyiin kale Oo ka mid ah dawlada xasan Sheekh Maxamuud, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: