War Ka Nixiyay Social Media Iyo Wasiirka Isgaadhsiinta Somalilland oo ka hadlay.

Boorama (DHN)- Shirweynihii 4-aad ee ICT-ga Somaliland oo lagu Qabtay Magaalada boorama iyo Wasiirka Isgaadhssiinta & Tignoolajiyada oo Sheegay in 10 Milyan oo Face-book oo la jabsaday, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.