War Farxad-leh:Ganacsade Reer Somaliland Oo Xabaalaha Baqiic Ugu Deeqay Cagaf Bulshada ka Caawin Doonta Qodista Xabaalaha.

Hargeysa (Dhamays)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada somaliland ismarkaana ah shakhsiyaadka Ilahay u diray ka shaqeynta danta caamka ah, Gacantana ku haya xabaalaha baqiic ee waqooyiga Magaalada Hargaysa ayaa umahad celiyay Ganacsade Axmed Aw-Cismaan Ismaaciil Samater (Midhiq) oo kamida Ganacsatada waaweyn ee Somaliland iyo jabuutiba ayaa xabaalaha baqiic ugu deeqay cagaf bulshada ka caawin doonta xabaalo qodista oo ay baahi wayn uqabeen dadka oo aan awoodi In ay xabaasha qotaan, Faahfaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal