Hargaysa)Dhamays media):
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Shir Deg Dega Iskugu Yeedhay Shirgudoonka Golaha Baarlamaamla Somaliland iyo Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd in looga Tashado Hadalada Deelqaafkaa ee ka soo baxaaya Maamulka Muqdisho
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkaasi
Mustafe Axmed Herer
Dhamaysnews/Office
Hargaysa/Somaliland