War Deg Dega:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Ku Dhawaaqay Hadal Buriyay Mawqifkiisii Koomishanka Doorashooyinka

Hargaysa(Dhamays):iyadoo Dhawaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddaniga iyo Guud ahaan Xisbigiisuba ay Ku dhawaaqeen in Aanay Ku kalsooneyn Xubnaha Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Ayaa maanta Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Sheegay War Ka Duwan Go,aankiisii Hore ee Koomishanka Doorashooyinka isagoo Warkaasina uu Burinaayo Mawqifkiisi Hore.

Halkan ka DAwo muuqaalkasi.

 

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: