War Deg Dega Wasiirka Hawlaha Guud ee S/land oo Shaaciyay Sariibado Xukuumadii Hore iibisay +Guriga Madaxweyne Muuse Biixi oo la Galiyay Diwaanka Dhulka Dawlada

Hargaysa(Dhamays):Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud.Guryaynta iyo Gaadiidka Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa Banka soo Dhigay Dhul Dan Guud oo laga iibiyay Dad shacaba islamarkaana ku baxay Sifo Khaldan Xiligii Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

Wasiir Qambi oo maanta Warbixin Siinaayay Gudida Joogtadaa ee Golaha Guurtida ayaa adaa Sheegay Wasiirka ayaa Goobaha laga iibiyay Shacabka ee uu magacaabay waxa ka mid ahaa Sariibada Inji ee Degmada Axmed Dhagax ee Caasimada Somaliland Hargaysa iyo Dhul kale .

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan.

 

Mustafe Ahmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: