War Deg Dega :Madaxweyne Ina ilaye oo Hada ka Soo Muuqday Warbaahinta +Halkuu ku Sugan yahay

Jig jiga(Dhamays):Ka dib markii Saaka Ciidamada fadaraalka Dawlada Itoobiya ay Gacanta Ku Dhigeen Magaalada Jig jiga ee Maamulka Somalida Itoobiya ayaa waxa goordhaweyd Tvga Maamulka Somalida Itoobiya ka Soo Dhex Muuqday Madaxweynahii Maamulka Kiladhka Somalida,Cabdi Cumar Ilaye

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: