War Cusub oo ka Soo Kordhay Aqoonsiga Somaliland + Bulshada Hargeysa oo ka dareen Celiyay

Hargeysa(Dhamays)-Boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan xaafada daami ee degmada gacan libaax ee magaalada hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax balaadhan oo ay ku taageerayaan xildhibaankii baarlamaanka ingiriiska horgeeyay dooda ay kaga hadleen aqoonsiga somaliand.

Open chat
soo dhawoow walaal