Wakiilka Ganacsade Al-Jabiri Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Xidhmayaan Dhoofka Xooluha Somaliland + Video

Burco (Dhamays)- Adam Axmed Diiriye (Adam-Baradho) wakiilka Ganacsadaha weyn ee u dhashay waddanka Sucuudiga ayaa ka waramay wakhtiga ay xidhmayo dhoofka Xoolaha Somaliland, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply