Wakiilka Dalka Turkiga U Fadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Af-gabigii dhicisoobay ee Ka Dhacay Dalkiisa 15-July 2016

Hargeysa (Dhamays)- Mudane, Cali Nooyaan, Qunsulka Dalka turkiga ufadhiya caasimada Hargaysa ee somaliland ayaa shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa  Hargaysa Waxa uu Kaga hadlay sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegtay Afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay Wadankaasi Turkiga. Qunsul Cali Nooyaan, Wakiilka Dawladda Turkiga U Fadhiya Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa ayaa Sheegay In Wakhtigaas Dalkiisa La Soo Faragaliyay, balse ay ka badbaadeen, Isaga Oo Hambalyo U Diray Shacabkiisa Ku Nool Turkiga Iyo Aduunweynaha Intiisa kale, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.