"Waan Idin Baryaynaa Shirkadaha Hadaa Tihiin ee Naga Aqbala...."Madaxweyne Biixi

“Waan Idin Baryaynaa Shirkadaha Hadaa Tihiin ee Naga Aqbala….”Madaxweyne Biixi

Hargeysa (DMG) – Md. Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Somaliland Ayaa Daahfuray Carwo loo Loogu Talo Galay Sidii ay U Wadda Shaqeyn Lahaayeen, Hayaadaha Maaliyadeed ee ka hawlgala Somaliland, Madaxweyne Biixi Waxa Uu Halkaasi kala Hadlay Shirkadaha Ganacsi, Sida Kuwa Isgaadhsiinta, Baananka Iyo Sariflayaasha, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: