Waalidiinta Dugsiga Abaarso Tech Oo Sheegay inay Dhibanayaal ka yihiin kiiska Wariye Coldoon

Hargeysa (Dhamays)- Waalidiinta iyo boodhka Sare Ee Dugsiga Abaarso Tech ayaa sheegay inay dhibanayaal ka yihiin kiiska Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ay sheegeen inuu meel kaga dhacay karaamada iyo sharafta ubadkooda.

Dhinaca kale, Waxa ay beeniyeen warar sheegaya inay ka laabteen dacwadii Coldoon, Iyagoona sheegay in Hay’adda xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International oo hore ugu baaqday in xabsiga laga sii daayo coldoon inaanay eegin dhibanayaasha ka cabanaya balse isagoo kaliya ay eegtay, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: