“Waa gardarro aan geed loogu soo gabban in Muqdisho laga xuso 26-ka Juun..” Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (Dhamays)- Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadlayay xuska sannad guurada 61-aad ee ka soo wareegatay markii somaliland xoriyadda ka qaateen Ingiriisiga, 26-kii June 1960-kii.
Munaasibadan 26 june ee 2021 oo siweyn loo soo qaban-qaabiyay laguna qabtay xarunta Madaxtooyada JSL, Faahfaahinta warkaasi halkan hoose ka daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal