“Waa Ayaan Daro In Agoontii Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Dibada Loo Tuuro” … Sh.Adam-siira + Muuqaal

] Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siira), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay isla-markaana faahfaahiyey dhibaatooyinka Aakhiro iyo Adduunkaba ka dhasha DULMIGA lagula kaco Dadka Jilicsan.

 

Sheekh Aadan-Siira wuxuu si gaar ah khudbaddiisa ugaga hadlay Agoontii uu ka tagay Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale, oo Xukuumaddu doonayso inay Xoog kaga wareejiso Guriga ay deggan yihiin oo ku yaalla Hargeysa, kaasi oo Sheekhu sheegay inuu wakhti hore ku wareejiyey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal., Faah-faahinta Khudbadaasi Oo Dhamays Tiran Halkan Hoose Ka Daalaco.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: