Vedio:Mashruucii Waxbarasho ee loogu Talo Galay in Suxufiyiinta Somaliland ee Jaamacada Hargaysa oo Hal Mar Waji Kale Yeeshay +Siminaar loo Qabtay Ardaydii Saxaafada

Hargaysa(Dhamays):Mashruuc Waxbarasho oo Haayad Caalami ugu Talo gashay In aqoonta Wariyeyaasha Somaliland aqoontooda kor loogu Qaado kaas oo ka bilaabay Jaamacada Dawlada Ee Magaalada Hargaysa .

 

Mashruucan ayaa hal mar Yeeshay Waji ka Duwan kii loogu Talo galay

Halkan Ka Daawo Muuqaal Cajiiba.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: