Ujeedada Wefti Ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Maanta Hargeysa Yimid + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Wefti Ka socda Wadanka Imaaraadka carabta Ayaa soo gaadhay Hargeysa, waxaana Weftigan hoggaaminayey Baashe Cawil, Safiir Somaliland U Fadhiya Dalka Imaaraadka Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Zakada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: