Tahriibayaal Reer Somaliland Ah Oo Dib Loogu Soo Celiyey Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Waxa Magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyay Dhallinyaro reer Somaliland ah oo muddo ku xidhnaa Xabsiyada Dalka Liibiya, halkaasi oo ay ku tageen Tahriib ay ku beegsanayeen Dalalka Qaaradda Yurub.

Dhallinyaradan oo Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiinta Hay’adda Barakacayaasha Somaliland, ayaa tiradoodu dhan tahay 40 Wiil iyo 1 Gabadh, kuwaasi oo dhammaantood reer Somaliland ah.

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: