Tageerayaal Farro Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaanka War-Cimraan Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In ay Ku Soo Biireen Xisbiga Kulmiye

Burco (DMG)- Magaalada burco Ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa Maanta Lagu Qabtay munasibad Balaadhan Oo lagu soo dhaweynaayo Beesha Maxamed Sheekh Isaxaaq (Cimraan) oo sheegay in ay Ku soo biireen Xisbiga Kulmiye, isla markaana ka soo dega rogtay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani, Faah-faahinta xafladaasi sida ay u dhacay halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: