“Soomaaliya Waa lagu Jebiyey Dagaalkii Ay Nagu Soo Qaadeen…” Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Dagaal Ciidammada Puntland Saaka ku soo qaadeen Ciidammada Qaranka ee ku sugan Jiidda hore ee degmada Tuke-raq.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Ciidammada Qaranku jebiyeen Kuwa Puntland ee weerarka ku soo qaaday isla-markaana Ciidammada Qaranku ku filan yihiin Difaaca Dalkooda Somaliland

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: