Somaliland:Xukuumada oo Sheegtay In Weerarkii Xalay Magaalada Ceel-Afweyn ay ku soo Qaadeen Jabhadda uu Hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, aanu Sababin wax Khasaare ah.

Ceel Afweyne(Dhamays) Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in weerarkii xalay magaalada Ceel-Afweyn ay ku soo qaadeen Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, aanu sababin wax khasaare ah.

Boos Mire Maxamed, wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Ceel-Afweyn ugu warramay Wariye Maxamuud Mas’uul ayaa sheegay in weerarkaasi socday 10 daqiiqo islamarkaana ujeedka Caarre ahaa Carqaladaynta Nabadd Beelaha halkaasi wada deg

Wasiirku waxa uu sheegay in Kornayl Caarre, ay maalgelinayaan dalal shisheeye oo nabadda Somaliland Carqaladaynaya .

Halkan ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: