Somaliland:Wasiirka Arimaha Dibada oo Sharaxay Hananka Siyaasadeed ee Somaliland ula Jaanqaadikarto Siyaasada Geeska Afrika

Hargaysa(Dhamays):Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sharaxay Hanaanka Siyaasadeed ee Qaranka Somaliland,Siyaasadiisu ula Jaanqaadikaro Siyaasada iyo Iskaashiga ka Socotay Geeska Afrika Xiligan .

Wasiirka oo manta kulan la Qaatay Gudiyada Arimaha Dibada ee Golaha Baarlamaanka Somaliland,Guurtida iyo Wakiilada kulankaas oo ahaa mid lagu Gorfeeyay Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland, Dhanka arimaha Dibada.

Halkan ka Daawo Muuqalkan.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: