Somaliland:Shirkada S/land Horn Group oo Shirkado Badan ka Dhex Qaaday Mashruucii ugu Balaadhnaa Somaliland ee Dhismaha Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Kala Baydh

Hargaysa(Dhamays):Shirkada Muwadinkaa ee Somaliland Horn Group ayaa ku Guulaysatay Mashruucii ugu Balaadhnaa Dhismaha Wadooyinka .

Mashruucan oo ahaa Dhismaha Jidka isku Xidhay Magaalooyinka Hargaysa iyo KALA Baydh oo ay Maal galinayso Shirkad Jarmala oo magaceeda la yidhaahdo  G I Z

Gudida Qandaràasyada Qaranka Somaliland ayaa ku Dhawaaqay Tartan Xogan oo loo Galay oo ay Ku Loolamaayeen Shirkado Badan ayaa waxa Qiimeyn Badan ka dib ku Guulaysatay Shirkada Somaliland Horn Group

Mashruucan oo ay Ku Baxayso lacag Dhan Sagaal (9 Million ) oo Doolar

Halkan ka Daawo Warkaasi .

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: